Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka Jaamacada Golden fadhigeedu yahay Degmada Guriceel oo ka duulaya ahmiyada uu leeyahay Caafimaadka ayaa Bulshada Deegaanka Ceelraage oo hoos timaada Guriceel gaarsiisay Adeegyo Caafimaad oo bilaash ah iyo Wacyigelin ku saabsan ilaalinta Caafimaadka dadka
Madax ka tirsan Maamulka Jaamacada Golden ayaa goobjoog ahaa goobta adeegyada Caafimaadka dadkaas lagu gaarsiinayay oo ay isugu jireen Haween Carruur iyo Waayeelo u baahnaa daryeel Caafimaad maadama ay yihiin qoysas danyar ah
Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi