Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkaan mudo dhowr maalmood u socdey Taliyaasha Iyo Kuxigeenadooda Booliska KG ayaa lagu baranaayey Aqoota Booliska si ay u noqdaan Taliyayaal Iyo Taliye kuxigeeno xirfad leh si hufana ula Jaanqaadi kara waqtiyada Casriga ah si loo Suga Amaanka guud ee Buslahada
Xiritaanka Munaasabada Tababarka lagu soo xiraayey ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiirka Amniga Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Baay kan Degmada Baydhabo si ay u dhiiri geliyaan iyadoona goobta lagu soo Bandhigey waxyaabihiin Saraakiisha la baray
Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdylahi