Macahadka Imaamu Shaafici Oo soo Bandhigey Ardey baratey Culuumta Diiniga ah

0
29

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Munaasabadan lagu soo Bandhigaayay Ardey Culuumtii ay barteen ayaa Lagu qabtey Degmada Ceelberde taasoo ah dufcaddii 3-aad oo ka Macadka Imaamu Shaafici si loo dhiiri geliyo Ardeydan wixii ay barteen

Xaflada ayaa waxaa ka soo qeyb galay Maamulka Degmada Ceelberde Odoyaasha dhaqanka, Culumada, Macalimiin,Waalidiin Ardey iyo Maamulka Macadka Imaamu Shaafici iyadoona halkaasi Ardeyda ka soo jeediyeen wixii ay barteen

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’edy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here