Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Shirka Todobaadlaha ah ee lagu falanqeeyo Xaalada Amniga Gobolka Baay, kaasi oo uu shir gudoominayay Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Baay, Shirka ayaa si gaar ah diirada loogu saaray xoojinta Amniga guud ee Magaalada Baydhabo iyo deegaanada hoostaga, iyadoo la dardargelinayo howlaha sugidda nabadgelyada
Inta uu shirka socday ayaa waxaa ka qeyb galay Taliyaasha CID-da iyo Taraafikada Gobolka Baay, Taliyaha Saldhigga Degmada Baydhabo, iyo Taliyaasha baraha kontorool ee Magaalada iyadoona la farey saraakiisha in ay adkeeyaan Nabad geliyada Bulshada.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady