Arday dhameysatay Farsamada Gacanta Oo Xaflad loogu qabtay Hargeysa.

0
9
Screenshot

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Munaasibadda qalinjabinta 82 Arday oo dhamaystay farsamada gacanta ee mashruuca Hay’adda pharo Foundation ayaa lagu qabtey Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Soomaaliland

Ardeydaan oo noqoneysa Dufcadii Afaraad ayaa munaasabada shahaadooyinka lagu gudoonsiinaayey ka sooqeybgalay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Soomaaliland , Waalidiin , Maclimiin iyo Marti Sharaf kale

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here