Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Wasaaradda Caddaaladda Dowladda Jubbaland oo kaashanaysa Ururka Xalinta Khilaafaadka Wareega ee Degmada Kismaayo ayaa wacyigelin ku saabsan xalinta khilaafaadka qoysaska iyo guryaha ka sameysay xaafadda Farjano, gaar ahaan waaxda Dalxiiska.
Ujeedka kulankaan ayaa ahaa kor u qaadida wacyiga Bulshada ee xaafadda Farjano, gaar ahaan waaxda Dalxiiska waxaana kulanka wacyigalinta loo sameeyey rag iyo dumar iyagoona soodhoweeyey
Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani