Puntland Oo Daawooyin u kala dirtey Xarumaha Caafimaadka Degmooyinka

0
10
Screenshot

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Wasaarada Caafimaadka Puntland ayaa 233 gooboob u dirtey daawooyin kala duwan oo ka tirsan gobolada Puntland si bulshada loo gaarsiiyo shacabka ku dhaqan Degmooyinkaasi tani ayaana qeyb ka ah mashruuca Marwa caafimaad.

kulankaan oo lagu kala dirayey gaadiidka wada daawooyinka ayaa wxaa goobjoog ka ahaa wasiirka wasaarada Caafimaadka Puntland Agaasimaha Guud ee Wasaarada Dhaqaatiir iyo masuuliyiin kale oo ka socotey Marwo caafimaad

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here