Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Kulankan ayaa looga hadlaayay sidii loo Dardar-gelin lahaa islamarkaana loo Horumarin karo Waxbarashadda aasaasiga ah iyo daadejinta Gobolka Daarmareer kaasoo lagu qabtey Degmada Oodweyne waxaana ka soo qeyb galay Maamulka Degmada kan Gobolka iyo madaxda Waxbarashada ee Gobolkaasi iyadoona kulanka ay qeyb ka haayeen Gudiyada iskulada Degmada
Ujeedada kulanka ayaa sidoo kale ahayd sidii kor looga qaadi lahaa Tayada Waxbarashada Ardayda sidoo kalan la baahiyo adeega Waxbarasho si dad dhan u wada gaaro islamarkaana wax laga qabto caqabadaha jira
Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi