Dhalinyarada Derbi jiifka ku ah Baydhabo Oo dalbadey in Nolol loo Abuuro

0
14

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Dhalinyaradan derbi jiifka ah ayaa markoodi hore ahaa Xaaslayaal Caruur heysta kuwa Waxbarasho ku jirey iyo kuwa da,yaraa balse daruufo kala duwan soo wajahay darteed ay Noloshoodi bedeshay islamarkana ay noqdeen kuwa Maandooriyaha u isticmaala sida Cuntada kadib markii ay waayeen daryeelkii ay u baahnaayeen

Bohosha Baydhabo waa halka ay hooy iyo harsi u ah Dhalinyaradan Nolosha adag ku jirta islamarkaana ay noqdeen kuwa ku nool Xaalado aysan cid walba Caruurtiisa uusan la jecleysan Karin Maadama ay Mustaqbalkooda hada iyo kan dambaba uu mugdi sii galayo hadaan loo helin cid wax ka bedesha Noloshaan ay ku jiraan

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War,ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here