Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Deegaanka Nomber Konton waxaa Sanadkasta Xiliyadan oo kale lagu soo Bandhigaa Ciyaar dhaqaameedyo dadka deegaanka oo ay Caan ku yihiin taasoo soo socotey sida la sheego ku dhawaad 150 sano waxaana lagu dhiiri geliyaa dhaqanka Geesinimada sidoo kalena lagu xusaa dadkii halgankii xurnima doonkii ku geeriyoodey
Ciyaar dhaqameedka ayaa lagu soo Bandhigey Hubkii ay dadkii hore ku dagaalami jireen Sida Waranka Falaarta Gaashanka iyo kuwa waxaana sidoo kale dadka ay si koox koox ah Fagaaraha Bandhiga ku yimaadaan dhalinyaradana loogu Taariikheeyo halgankii dalka lagu xureeyey
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady