Tartan Qur,aanka Kariimka ah Oo Loo qabtay Ardeyda Madarasooyinka Degmada Baraawe

0
6

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xafladda furitaanka Tartanka Qur’aanka Kariimka ee Ardayda Madarasatul Al-Qur’aan Dacwa ayaa lagu qabtay Magaalada Baraawe ,waxaa ka soo qeyb galay culimaa’udiin, waalidiin, maamulka degmada, iyo dhalinyaro Sanadkan, tartanka waxaa ka qeyb galaya 32 Araday oo iskugu jirto ragga iyo Gabdho oo laga soo kala xulay madarsooyiinka ku yaalo Degmada Baraawe ee Caasimada Dowladda Koonfur Galbeed soomaaliyaa

Tartankan ayaa ujeedkiisu ahaa sidii carruurta loogu dhiiri gelin lahaa barashada qur’aanka kariimka ah si kor loogu qaado aqoontooda islamarkaana la weyneeyo Qur’aanka oo ah Kalaamka Allah.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here