Shirka Horumarinta Ganacsiga Haweenka Oo ka Furmey Magaalada Baydhabo

0
38

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda KG Cabdulaahi Abdi Mohamed ayaa Magaalada Baydhabo ka furay shir ballaaran oo lagu dhiirrigelinayo Haweenka iyo Ragga ku jira Ganacsiyada yaryar iyo kuwa dhexe waxaana ka soo qeyb galay ganacsato, Ururada Bulshada Rayidka ah, masuuliyiin Dowladeed, iyo Madax ka socotay Hay’adda GIZ

Shirka ayaa inta uu socdo diiradda lagu saarayaa sidii loo horumarin lahaa kaalinta ganacsatada yaryar ee haweenka iyo ragga, iyada oo xoogga la saarayo taageero dhinaca Tababarada, Maalgelinta, iyo Siyaasadaha lagu Horumarinayo Ganacsiga gudaha Deegaanada KG.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War,ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here