Baydhowy (Raathiyow Arlaathy)Aqoon-is-weydaarsigan oo looga arinsanaayey sare u qaadida Aqoonta Taliyaasha Iyo Kuxigeenadooda ee Booliska KG ayaa waxaa daah-furey Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad KG Hassan Abdulkadir Mohamed oo ay wehliyaan Taliyayaasha Boliiska Gobolka Baay Dambi-Baarista Taraafikada iyo Taliyaha Saldhigayada Degmada Baydhabo.
Ujeeddada kulanka ayaa ah in Sare loo qaado Aqoota si ay u noqdaan Taliyayaal Iyo Taliye kuxigeeno xirfad leh si hufana ula jaanqaadi kara waqtiyada casriga ah si loo suga amaanka guud ee buslahada
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir