Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Munaasabada lagu daahfuraayey ololaha Indho Fiiqista oo ay si Bilaasha Uga Faaideysan donaan Bulshada Gobolka Baako ayaa waxaa lagu qabteY Magalada Xudur ee Xarunta Gobolka bakool waxaana Ololaha Indho Fiiqista Furlineysa Hay’adda Qatar Charity oo kashaneysa Qaar ka Mid ah dhaqaatirta gobolka .
Waxaana daahfurka ololaha Goob joog ka ahaa Maamulka Gobolka kan Degmada Xudur dhaqatiir iyo qeybaha kala duwan ee Bukaanada u Baahan in loo fiiqo indhaha loona daaweyo.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir