Kulan lagu Ansixinaayo Siyaasadda Guriyeynta KG Oo lagu qabtey Baydhabo

0
45

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Kulanka oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Howlaha Guud ayaa waxaa ka qayb galay masuuliyiin ka kala socday qaar ka mid ah wasaaradaha Koonfur Galbeed , odayaasha dhaqanka, iyo xubno ka tirsan ururada bulshada rayidka ah.

Ujeeddada kulanka ayaa ahayd in lagu falanqeeyo, laguna ansixiyo siyaasadda guryeynta, iyadoo si gaar ah diiradda loo saaray muhiimadda ay siyaasaddan u leedahay horumarinta deegaanka iyo nidaaminta dhismaha guryaha ee Koonfur Galbeed.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here