Tababar Ku Saabsan Xuquuqda Haweenka Oo Lagu soo gabagabeeyey Baraawe.

0
10

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) 15 ka mid ah Haweenkaa Degmada Baraawe ayaa ka faaideystey Aqoon-is-weydaarsi lagu baranayay xuquuda Dumarka, qorsheynta wax ka qabashada arimaha haweenka iyo miisaaniyadda shacabka.

Tababarkaan oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dowladaha Hoose iyo Dib-u-heshiisiinta eDowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa waxaa si rasmi ah u soo xiray Guddoomiyaha degmada Baraawe ahna Duqa Degmada Mudane Cumar Cabdullaahi Maxamed

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here