Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Isbitaalka guud ee Magaalada oodweyne ee dowlada soomalilan ayaa Waxey wasarada Caafimaadka Iyo Daryeelka Bulshada ku Wareejisey Qalab Caafimad ee iskuga jira Sheybaaro iyo dawooyin kala duwan oo looga Adeegi doona Bukaanada ku jira Isbitaalka iyo Bulshada Degmada.
Waxaana Munaasabada lagu wareejinayey Qalbka Caafimaadka Goob joog ka ahaa Agaasimaha Guud ee wasarada Caafimadka Soomalilan Maamulka iyo Dhaqatiirta Isbiltaalka Gudoomiyaha Degmada Iyo Masuuliyiin kale.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir