Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababarkan loo qabtey Gabdhaha Saxafiyiinta ka howla Magaalada Baydhabo kuwaas oo gaaraya 25 Suxufi waxaana lagu baran doonaa badqabka Jireed ee Gabdhaha iyo midka Online-ka ah ee Gabdhaha isticmaala
Tababarkan ayaa ah Wajiga koowaad ee Gabdho badan oo la doonayo in Tababaro lagu siiyo Baqabkooda Jireed iyo midka Onllinka ah iyadoona Gabdhahan Saxafiyiinta laga soo kala xuley Xarumaha Idaacadaha Magaalada Baydhabo
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi