Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Degmada balcada ee dowlada hirshabeelle ayaa waxaa lagu qabtey Munaasabada lagu dooranaayey Gudoomiyaha Cusub ee degmada iyo ku xigeenadiisa kuwaasi oo ay ku tartameyeen qaar ka mid ah dadka degaanka waxaana ku guuleystey ododka Xildhibaanada golaha degaanka oo dhami Qaasim Furud.
Waxaana munaasabada lagu dooranaayey gudoonka cusub ka soo qeyb galey wasiirka wasarada arimaha gudaha hirshabelle masullinta gobolka odayaasha dhaqanka bulshada magalada iyo masuuliyiin kale
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir