Dowro Lagu Xifdinayo Qur’aanka Kariimka Oo laga Dah-furey Laascaanood

0
33

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankan Shanaad oo ah Barnaamij Sannadle ah oo loogu talagalay Xifdinta Qur’aanka Kariimka iyo weyneyta Qur’aanka,Kaasoo socon doona Muddo 45 Maalmood, waxaana ka qayb galaya Arday ka kala yimid Goobo kala duwan SSC ka tirsan waxaana qabta sanad kasta Markazka Iimaamu Shaadibi oo ku yaala Magaalada Laascaanood

Munaasabada Furitaanka Dooradan ayaa waxaa ka qeyb galay Culimo Aqoonyahano Madax ka tirsan Maamulka SSC Khaatumo Ardey si wanaagsan u bartey Qur’aanka Kariimka iyadoona ay halkaasi inta ay joogaan Xifdin doona Qur’aanka Kariimka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here