Dah-furka Wajiga 2aad Qaliimada Cunaha sanka iyo dhegaha Oo Lagu Qabtay Xudur

0
28

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dah-furka Wajiga Labaad ee Ololaha Qaliimada Cunaha iyo Sanka ee loo yaqaano ENT ayaa waxaa ka soo qeyb galay Maamulka Degmada Xudur kan Gobolka Bokool Odoyaasha dhaqanka Dhalinyarada Haweenka iyo dhaqaatiirta ka howl gasha Xarumaha Caafimaadka Degmada

Mashruucan ayaa waxaa Degmada Xudur geeyey Maamulka Isbitaalka Iidow oo kamid ah Isbitaalada ka shaqeeya Degmada Xudur si Bulshada uga faaideysato maadama ay jiraan dad badan oo la xanuunsan Cudurada ku dhaca Cunaha iyo Sanka islamarkaana aysan awoodin in ay meelo kale Caafimaad u aadaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here