Ardey baratey Cilmiga Caafimaadka Oo Xaflad loogu qabtey Wanlaweyn

0
9

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xafladan oo ay ku qalin jibinaayeen Ardey dhameysatey maadada Caafimadka oo ah Dufcadii sedexaad ee ka qalan jibiso Iskuulka Al mustaqbal Primary and secondary school ,waxaana kasoo qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Degmada Macalimiin odoyaal wax garad dhalinyaro Haween iyo Ardayda qalin jibineysey Iskuulka Al

Inta ay Munaasabada Socotey ayaa waxaa Ardeyda halkaasi lagu gudoonsiiyey Shahaadada wixii ay soo barteen sidoo kalena laga jeediyey Kalmada lagu dhiiri gelinayay in ay sii wadaan dadaalkooda Waxbarasho islamarkaana Cilmiga Caafimadka ay barteena Bulshada uga faaideeyaan

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here