Kulan Looga hadlay Dhiira-gelinta wax soo saarka Oo Lagu qabtay Kismaayo

0
6

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Jubbaland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdi Axmed, ayaa magaalada Kismaayo kulan wacyigelin ah la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada waxaana Kulanka diiradda lagu saaray mowduuc muhiim ah oo cinwaankiisu ahaa “Isbeddelada Diblumaasiyadeed Yaraanta Deeqaha & Dhiirrigelinta Wax-soo-saarka oo ku soo beegmay xilli ay jirto baahi weyn oo loo qabo wacyigelin iyo faham guud oo la xiriira isbedelada dhaqaale iyo siyaasadeed ee caalamiga ah.

Kulanka waxaa kasoo qeyb galay xubno ka tirsan Golaha Wakiillada Jubbaland, siyaasiyiin, ganacsato, dhalinyaro, haween, aqoonyahanno, ururada bulshada rayidka ah iyo qeybaha kale ee bulshada magaalada Kismaayo, xarunta gobolka Jubada Hoose.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here