Haweenka Baydhabo Oo loo tababaray ka qeyb galka Nidaamka Digniinta Hore

0
5

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Wasaaradda Haweenka Arimaha Qoyska Xaquuqal Insaanka Dowlada Konfur galbeed soomaliya ayaa waxey magalada baydhabo ku soo Geba Gebeysey Tababar Lagu baranaabeyey Kordhinta Ka qeyb Galka Xogaaminta Haweenka ee Nidaamka digniinta Hore kaasi oo wasarada La Kaashaneysey qaar ka mid ah hay’adaha ka howlgal degaanad KGS.

Waxaana tababarkaani oo socodey mudo labo maalin ah ee Uu Ujeedkiisu ahaa Sidii Dowr Muhiimah Uga qaadan lahaayeen Haweenka Hananka digniinah hore ku aadan Xaaladaha deg deg ah sida Fatahaadaha Abaaraha iyo Olaadaha ayaa waxaa Ka Faadieystey qaar ka mid ah haweenka Xaafadaha Magalada Odayasha Dhaqanka ururuka dhalinyarada iyo Xubno ka tirsan Maamulka deganka

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here