Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Tartan Ciyaareedkan loogu Magac darey is dhaxgalka Ardeyda Machadka Tamaam ayaa uga Furmey Garoonka Kubada Cagta Xanaana Istaadiyo ee Magaalada Baydhabo kaasoo loogu tala galay in Ardeyda muujiyaan isdhaxgal iyo sidii Waxbarashada xiiso loogu yeeli lahaa
Koobkan La dhax dhigey Ciyaartoyda Machadka Tamaam ayaa waxaa ka qeyb galaya Kooxo kala duwan iyadoona Furitaanka ay ka qeyb galeen Maamulka Machadka Tamaam Ardeyda dadka Xaafada si ay u dhiiri geliyaan islamarkaana kor loogu qaado Ahmiyada Ciyaaraha ku leeyihiin Dhalinyarada
Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War,ady