Munaasabadda Dah-furka hanaanka diiwaangelinta ganacsiga Hirshabeelle oo Lagu qabtay Jowhar.

0
10

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabadda Daahfurka Hanaanka Diiwaangelinta Ganacsiga Hirshabeelle ayaa waxaa lagu qabtey magaalada Jowhar ee caasimadda Dowladda Hirshabeelle Taasi oo ay soo qaban qaabisey wasaradad Ganacasiga Dowlada Hirshabelle.

Munaasabadda waxaa kasoo qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan labada gole ee Dowladda Hirshabeelle, Agaasimayaasha guud eeWasaaraddaha Hirshabeelle, Maamulka gobolka Shabeellaha Dhexe, kan degmada Jowhar, ganacsatada Hirshabeelle, iyo marti sharaf kale

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here