Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankan uu soo qaban qaabiyey Maamulka Degmada Diinsoor ayaa ahaa mid ay Bulshada gaar ahaan dhalinyarada ay Su’aalo lagu weydiinayay Maamulka Isbitaalka Degmada Mashaariicda Caafimaad ee uu helo iyo sida loo maareeyo Sidoo kalena dhalinyarada ayaa Su’aalo weydiiyey Maamulka Degmada si ayaguna uga jabaabaan baahiyaadka shaqa ee Deegaanka ka jirta
Madasha ayaa waxaa Goobjoog ahaa Gudoomiyaha Degmada Diinsoor kuxigeenadiisa Saraakiisha Caafimaadka Degmada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada si ay waxbadan ugaadaan sida loo maareeyo Mashaariicda Caafimaadka ee halkaasi tagta qaar kamid ah Dhalinyarada Su’aalahooda sidaan ahaa
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady