Kulan ku Saabsan Xoojinta Booliseynta Bulshada Oo lagu qabtey Baraawe

0
4

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Maamlmaha uu socdo Kulankan wadatashiga ah ayaa diiradda lagu saarayaa xoojinta Booliiseynta Bulshada Iyo Barmaamijka Wadajirka Boliiska kaasi oo ay soo qaban qaabisey Wasaarada Amniga Dowlada KG waxaana ka qeyb galay qeybaha kala duwan ee Bulshada Degmada Baraawe Maamulka Degmada iyo Saraakiisha Ciidanka Booliska

Ujeedada kulanka ayaa ahaa in la xoojiyo wadashaqeynta ka dhaxeysa Booliska iyo bulshada si loo horumariyo amniga loona abuuro jawi isfahan iyo kalsooni ku dhisan kaa soo kor u qaadaya Amaanka dalka sidoo kalena dadku ku kalsoonaanayaan Ciidamada Booliska oo ah Saaxiibka ugu dhow ee Bulshada

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here