Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Kadib Markii ay isu yimaadeen Golaha Deegaanka Degmada Carmo ayaa waxay doorteen Gudoomiye Cusub iyo kuxigeenadiisa waxaana Goobta Doorashada Goobjoog ahaa Maamulka gobolka bari wasiir ku xigeenka wasarada Arimaha Gudaha Dowlada Puntaland Agaasimaha guud ee wasarad odayaash dhaqanka iyo marti sharaf kale.
Waxaana si toos ah codadka xildhibaanada ku guuleystey Gudoomiyaha Cusub Degmada Carmo Maxamed Geelle Saciid asigoona Sii Xogaamin doona Adeegyada Bulshada degmada iyo degaanada hoos Yimaada mudada shanta sano soo socota
Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir