Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxaa jira dhalinyaro fara badan oo shaqa abuur ka Haley goobaha dalxiiska ee magalada baydhabo kuwaasi oo bartey Xirfada kaamrida ayigoona soo bandhiga sawiro iyo vedioyaal soo muujinaaya quruxda magalada iyo sidoo kale degaanka.
Beeraha dalxiiska ee duleedka magalada baydhabo ayaa waxaa ku kulma dalxiisiyaal kala duwan kuwasi oo ka kala yimaadey gudaha magalada iyo magaalooyin kala si ay waqti uga qataan goobaha dalxiiska taasi oo ay fursada muhiim ah u ah xirfadliyaasha kaamiramaanada ah.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir