Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Bandhigan Lagu qabtey Beeraha Boonkaay ayay ahayd mid lagu Tijaabinayay Abuurka Casriga ah oo qeyb ka ah Mashruuca Kor-Uqaadida Helitaan Waara ee Abuurada kaasoo la siiyey Beeralayda Deegaanka Boonkaay,Ee Magaalada Baydhabo si Beeraleyda u Beertaan Dalaqyo kala duwan oo Awood uyeesha inay soo saaran taasi oo wax ka bedeleyso Hormarinta wax soo saarka Beeraha KG
Agaasimaha Guud Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda KG Ali Mohamed Ibraahim ayaa booqday Beerta Tijaabada Abuurka ee Boonkaay oo ka socota Tusida Beeralayda Tijaabada Abuurka Casriga ah si wax badan uga bartaan waxa ay ku kala duwan yihiin Abuurkii hore iyo midka Cusub ee hada Dunida wax u beerato
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady