Shirka Wadatashiga Caafimaadka dalka Oo ka Furmey Muqdisho

0
9

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Shirka lixaad ee wadatashiga Wasaaradaha Caafimaadka heer federalka Iyo Heer dowlad goboleed ayaa si rasmi ah uga furmey Magaalada muqdisho

Shirka Waxaa furey Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaana inta uu socdo muhiimadda lagu saari doonaa xoojinta wadashaqeynta iyo kor u qaadista adeegyada Caafimaadka ee dalka.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here