Kulanka Qorsha Howleedka Wasaarada Maaliyada Oo Hargeysa Lagu soo gabagabeeyey

0
7
Screenshot

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Kulan Howleedkan socdey Mudo Laba Maalin ah ayaa loogu doodayay sidii dib u eegis iyo wax kabedel lagu sameeynayay Qorshe howleedka Wasaarada Maaliyada Maamulka Soomaaliland Shanta Sano ee soo socota si loo waafajiyo Siyaasada Dowlada,kaasi oo loo qabtey Agaasimiyaasha Waaxyaha kala duwan Ee Wasaarada.

Maalmaha uu Kulanka Socdey ayaa waax kasta soo Bandhigtey Qorshayaasheeda ku aadan Horumarinta Adeega Wasaarada Maaliyada Maamulka Soomaaliland si wax loogu bedelo qorshayaashii hore islamarkaana loo waafajiyo kan Shanta sano soo socota hada la dejinaayo

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War,ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here