Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Dooddan looga hadlayay Islaamka iyo Dowlad Wanaagga ayaa waxaa ka soo qayb galay mas’uuliyiin kala duwan Wasiiro, Xilibaano ka tirsan Baarlamaanka Jubaland Culimo, Odayaasha dhaqanka, dhallinyaro, Haween iyo marti sharaf kale
waxaana looga hadli doona maalmaha uu socdo Diinta Islaamka iyo Maamul Wanaaga sida isku xiran yihiin
Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi