Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Haweenka iyo Raga Qaadka ku iibiya Hareeraha wadooyinka Magaalada Baydhabo ayaa Cabasha ka muujiyay qiimaha qaadka uu hada gaaray meel uusan waligii gaarin taasina ay caqabad ku noqotey Noloshooda maadama qaadka ay ku soo qaataan Qiima badan ayaguna ayaguna ku adkaatey mid ka sii saare dadka kaga iibsadaan
Qaadka ayaa ah waxyaabaha ugu badan maanta dadka Soomaaliyeed ka Ganacsadaan kuna Maareeyaha Nolosha Reerahooda dadkaan ayaa waxay sheegeen in dhibaatada hada heysata ay sabab u tahay in dadka gaar ah oo kaliya la sheegey in keeni karaan ayaguna qiimaha ay doonaan Ganactada yaryar ka iibiyaan
Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi