Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Munaasabada Lagu daah-furaayey Adeegyada danabeysan ee Salaam Bank soo kordhisey ayaa lagu qabtey Magaalada Garoowe waxaana ka qeyb galay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Wasiiro,Xilibaano,Aqoonyahano iyo Madaxda Salaam Bank iyagoo dhiirigelinaya maalgashiga iyo Bangiyada
Bandhiga ayaa ahaa mid ay Salaam Bank uga tala gashay in ay Macaamiisheeda la wadaagto Adeegyada Sida Onllineka ah dadku Bangigu uga adeegan karaan Sida uu sheegayo Maamulaha Abdirisaaq Yuusuf Ali isagoona sheegey adeegaan wax badan fududeyn doono
Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War,ady