Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Tan iyo Markii uu Qiimaha Shidaalka kor u kacay waxaa isbedeley Qiimaha lagu Raaci jirey Bajaajyada Magaalada Baydhabo oo markii hore ahayd Shankun Shillin Soomaalia balse hada lagu raaco Nus Dollar taasina waxay caqabad ku ahayd Bulshada oo ah dad danyar ah oo aan wada awoodin.
Gaadiidleyda ka shaqeysata Moota Bajaajyada ee ku sugan Magaalada Baydhabo ayaa hada dareemaya dhaqaala xumo kadib markii inta badan ay dadku wada heli waayeen Qiimaha ay gooyeen in lagu raaco iyaguna ku qasabtey Qiimaha Shidaalka marba kor u kaca
Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War,ady