Adeeg Cusub Lagu soo kordhiyey Isbitaalka Hiil Degmada Bardaale Oo La dahfuray

0
45

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Hiil Hospital oo ka mid ah isbitaalada degmada berdaale ee Gobolka Baay ayaa waxaa lagu soo kordhiyey adeeg cusub ee Baaburka gurmadka deg deg ah oo markii hore aan ka jirin kaasi oo looga talagey in si degdeg ah loogu gurmado bukaannada u baahan daryeel caafimaad oo degdeg ah gaar ahaan marka ay dhacaan xaalado halis ah sida shilalka xaaladaha degdegga ah ee hooyada iyo dhallaanka iyo xanuunnada lama filaanka ah.

Munaasabadda xarig-ka-jarista adeeggan muhiimka ah ee Hiil Hospital ayaa waxaa ka soo qeyb galey Qaar ka mid ah ganacasatada magalada Maamulka iyo Dhaqatiirta Isbitaalka howl wadeenada xaruumaha Caafimaadka ee degmada iyo marti sharaf kale.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here