Dood Wadaag looga hadlayay Islaamka iyo Dowlad Wanaagga Oo lagu qabtey Baydhabo

0
14

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Dooddan looga hadlayay Islaamka iyo Dowlad Wanaagga ayaa waxaa ka soo qayb galay mas’uuliyiin kala duwan Wasiiro, Xilibaano ka tirsan Baarlamaanka Koonfur Galbeed, Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha, Culimo, Odayaasha dhaqanka, lataliyaha Madaxweynaha, dhallinyaro, Haween iyo marti sharaf kale.

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Dowladda Koonfur Galbeed ayaa soo qaban qaabisey Doodan Lagu qabtey Magaalada Baydhabo si Bulshada wax uga ogaato Islaamka iyo Dowlad Wanaaga kaalinta uu ku leeyahay iyadoona inta Dooda socotey Fikrado Muhiim ah la is dhaafsadey

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here