Tababar ku Saabsan Doorka Culimada Nabadeynta Oo ka Furmay Awdiinle

0
6

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Tababarkan loo qabtey Culimada Deegaanka Awdiinle kaa soo lagu baranayo doorka Culimada ay nabada ka qaadan karaan kaasi oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Dowladda KG si kor loogu qaado Arimaha Nabada Bulshada iyo wadajirkooda

Munaasabada Tababarka ayaa waxaa Furey Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowlada KG Waxaana goobjoog ahaa Maamulka Deegaanka iyo Culimada iyadoona halkaasi lagu xusey ahmiyada tababarkan leeyahay

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here