Shirka daneeyayaasha Xoola dhaqatada KG Oo Baydhabo laga Dah-furey

0
19

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Magaalada Baydhabo ayaa waxaa laga daah-furey Kulan ku saabsan Xoojinta Iskaashiga iyo Wada shaqeynta daneeyayaasha Xoolaha, kaas oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Dowlad-Goboleedka Koonfur galbeed Ee Soomaaliya.

Kulankan oo socon doono mudo Afar maalmood ah ayaa waxaa ka qeyb-galay Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Koonfur galbeed, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Bulshada Qeybaheeda kala duwan ee Magaalada Baydhabo iyo Masuuliyiin kale.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here