Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Koonfur Galbeed Dr Ali Said Fiqi Waxaa uu si toos ah magalada baydhabo uga daah Furey Madasha Kulanka Agaasimiyaasha Guud Dowladda Koonfur Galbeed oo Diirada lagu saaray Hanaanka Hogaaminta iyo Adeeg gaarsiinta Dhaamaan tuulooyinka iyo degaanada fogo fog konfur galbeed ee soomaliya Sida Caafimaadka Waxbarshada Biyo Nadiif oo ku filan Kaalamo Ninicadinimada iyo sugida aminga guud
Madasha kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiirka Qorshaynta, Agaasimaha Guud Madaxtooyada, Gudoomiyaha Gudiga Shaqaalaha Rayidka iyo Dhamaan Agaasimiyaasha Guud Wasaaradaha Dowladda Koonfur Galbeed
Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir