Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Munasabada qallin jabinta dufcaadi 4aad ee ka aflaxdo Dugsi xifdinta Qur’aanka Kariimka iyo tarbiyada islamka ee Al Imaam Ibnu Maajah oo lugu qabtay Baydhabo.
Xafladda ayaa waxaa ka soo qeyb galay culmaaw diinka soomaaliyed , waalidiinta ardayda, mas’uuliyiin ka tirsan bahada waxabarshada iyo marti sharaf kale .
Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi