Dhismaha Hoolka Ciidanka Booliska Degmada Shekh Oo la dhagax dhigey

0
6

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Kadib Markii ay timid baahi ah sidii heli lahaa Hool ay ku nastaan Ciidanka Booliska Degmada Shekh ee Gobolka Saaxil marka ay shaqada ka soo laabtaan maadama aysan Ciidanka heysan goob ay ku nastaan sidoo kalena ku qabsadaan Shirarka iyo Xafladaha

Munaasabada dhagax dhiga ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoomiyaha Gobalka Saaxil Taliyaha qaybta Booliska Gobalka Maayirka Degmadda Sheekh iyagoona ka hadlay Muhiimada Hoolkan u leeyahay Ciidanka Booliska waxaana iska kaashanaya Maamulka Degmada iyo Taliska Ciidanka Booliska

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War,ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here