Bulshada Tuula hoos tagta Xudur Oo Codsaday in loo dhiso Masjid

0
10
Screenshot

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Bulshada ku dhaqan tuulada weerow oo hoos tagta Degmada xudur ayaa dadka muxsiniinta ah ka codsadey in ay ka qeybqaatan dhismaha masjid ka tuuladaas oo in mudo ah qabyo ahaa hadana la rabo in dib loo bilaabo

Tuuladaan ayey sheegeen dadka degan in aan la heyn meel cibaado oo Jameecada ay iskugu imaado oo ay ku tuktaan , taasina hada keentey in ay dadka ka codsadaan ka qeybqaadashada dhismaha masaajidkaan

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here