Laamaha Amaanka Baardheere Oo soo Bandhigey Waxyaabo maanka dooriya.

0
8
Screenshot

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Kadib markii howlgalo ay Sameeyeen Laamaha Amniga Degmada Baardheere ayay ku soo qabteen dad ay sheegeen in ay Magaalada ka geysanyeen falal Amni daro sidoo kalena isticmaalayay waxyaaba Maaanka dooriya islamarkaana ay dhibaata ku hayeen Shacabka.

Taliska Booliska Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa meel Fagaara ah ku soo Bandhigey waxa yabaha manka doriya iyo ragii lagu soo qabtey ayagoo isticmaalaya si Sharciga loo horgeeyo

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here