Kal fadhiga Golaha Deegaanka Degmada Badhan Oo la soo Xirey

0
7
Screenshot

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Magaalada Badhan waxaa lagu soo Xiray kalfadhigi Golaha Deegaanka Ee Degmada Baran oo maalmahaan ka Socday Hoolka Dowladda hoose kaasi oo looga doodey arimihii la xiriira Degmada

Inta kalfadhiga uu socdey waxyaabaha looga doodey Waxaa ka mid ah Amniga, Howlaha maamulka Degmada , Dardargalinta Arimaha Canshuuraha iyo qorshaha magaalada lagu hormarinaayo

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here