Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Qaar ka mid ah Iskaashitooyinka Beeraleyda Degaanka Yoontoy oo Ka Tirsan Degaanada Jubbaland ayaa waxaa loo tababarey soo sarista Calafka Xoolaha Wax Soo saarka beeraha dalka iyo sidii loo nafaqeyn lahaa Abuurka ay Beertaan kaasi oo ay iska kaashaneyeen wasarada Xanaanada Xoolaha iyo Wasarada beeraha iyo waraabka Jubbaland.
Xiritaanka tababarka ayaa waxaa ka soo qeyb galey masullinta Wasaradaha Beeraha iyo Xananadka Jubbland qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka ee degaanka Iskaashitooyinka beeraha iyo Marti Sharaf kale.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir