Ardeyda Jaamacadaha Baydhabo Oo Loo qabtay Tababar ku saabsan Sheybaarka.

0
18

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xaruunta Tababarada iyo Baaritaanada Caafimaadka ee Royal Medical ayaa waxaa Tababar ku saabsanaa Biochemistry iyo Microscope u qabatay Ardeyda dhigta Jaamacadaha Magaalada iyo kuwa dhigta Xaruunta ee Barta Shaybarka.

Tababarkan oo u jeedkiisu ahaa sidii loo soo saari lahaa Ardey Xirfadlle Caafimaad ah ayaa waxaa ardeyda ku qaadanayeen qaab Baraatikal ah oo la xiriira Biochemistry iyo Microscope.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here