Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Magalada Hargeysa ayaa waxaa munaasabada qalin jabin ah looga Qabtey ardey dhameystey Xirfada farsamada gacanta qeyabheeda kala duwan Kuwaasi oo wax ka bartey Dugsiga Farsamada gacanta ee Yool training center ee Hargeysa.
Waxaana munaasabada shahadooyin lagu gudoonsinaayey Ardeyda ka Soo qeyb gashey Maamulka Iyo Macalamiinta Dugsiga Gudoomiyaha Degmada Hargeysa Ganacasto Culumo iyo Odayaasha dhaqanka Iyo Qeybaha kala duwan ee Ardeyda.
Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir